Marna ma iloobi doono hadadaldii ay hoyadey mcn i oran jirtay!


 3 Jan 2020 Habeen Jimca ah ayeey aheyd markey hoyadey geeriyoneysay waxana ka so wareegtay 2sano iyo bar ilaa hadana Malin waliba waan u xissa wana tabaa, waana u duceeya mar waliba, runtii aad ey u xuun badantahy markeysan hooyada garabkga aysan jogin, waxey aheyd shaqsiga kaliya ee marki niyad jab dareemo aad ii dhiirgaliyaga, waxaey aheyd shaqsiga kaliya markii ilmeynyo ilinta ika tira mac isiiya hadana isasaba, marwalbana waa qof kaliya waxaa aan u bahanahy inta aan oran isiiya, waxay aheyd hadiii aan qaldanahy qofka isaxa ee iwaniya wadada toosana igu haga.

Marna Ma ilawi karo hadalidii ay idhi jirtay wana kuwa ila maanta marki dib u xasuuta ii dhiira galinya ilaa heer aan nafteyda ku irahada dadaalkii iyo tacbkii hoyada marna ha qasaaran, waxaan kamid ahaa hadaalada aan marnba qalbikey ka go'an "Hooyo wax ii baro Dabkaas ama jikada iyo kuleelkeda ana galayo oo waxa aad rabto ana fadhigaaga kuku keenyo kaliya wax ii baro koob siijedana ha ii soojedin" hadalkaas sameyntiisa ah midn qalbigeyga ka go'ayn marnba, waxa kalo kamid ah waxaan ahaa qof aad u hurda jecl oo manto dhan inuu jifo jecl lkn markey iitimado ee ikicin wayso waxay idhadaa "Wale nin hurdoow halowday dantaa zeituney hadaadan hada kicin walh jiifkan jiif kala kaka horeyn doona" inta ano hordayo la isoo kor istago marna waxa lay oran jiray "ninkii sexda siciis dibi dhalay". 

waxey ii sheegtay in markii aan dhashay ay ku duceysatay ""ilahayow gabdhaeyda oo mar un ii gurguuraney itusi ilahey waana itusay, waxaan iri illahow gabdheyda oo mar un socoto oona hadasha itusi waana la tusay, ilahow gabdheyda oo dugsiga adyso oo quranka baratay ama dhameysay itusi wana itusay, ilahow gabdheyda school dhiigata i tusi wana itusay ila how gabdheyda oo jamacad dhigata oo jamiciyda ilahow itusi Alle waana itusay, ilahow gabdheyda oo shaqeysata itusi iyadaoo guursata oo ilma dhashana itusi" ayeey tiri lkn labada dambey hoyadey maney arkin oo waqtigeeda inta ku egga waxey geeriyoo tay anigo jamacda kal bar marsiinayo.

Marwalibna waxey ii argi jirtay inaan qof qaas (UNIQUE) ah aad u caqli badan dhib walbana xalin kara thats why eey ii oran jirtay mar walba "meel an kama qanahay hadey zeitun joogto wax cabsi kama qabo" hadalkaas micniihisa markaas ma dareesaneyn lkn markey geeriyootay aan fahamy u jeedkiisa, Manta ana booskedi ku jiro sida ay reerka u maamuli jirtayna u maamula walalhey iga yaran garab taagan Alxmdulilah walina waxaan haystaa abahaey macn oo boska hooyo iyo abe isku buuxiya Alla ii deysto

Qof waliba ey Hooyadiisa geeriyotay naxriista jano allka warabiyo qofka y u nooshahayna cimri dheer iyo cafimad qab aala u siiyo waana ku mahad santahy aqrinta qormadeyda waxaan ku rajeynaya farxad aan dhamad laheyn MHDSANID.



Comments

Popular posts from this blog

First Blog Post: A Self Introduction

Personal reflection on what I benefit from blogging webinar