Marna ma iloobi doono hadadaldii ay hoyadey mcn i oran jirtay!

3 Jan 2020 Habeen Jimca ah ayeey aheyd markey hoyadey geeriyoneysay waxana ka so wareegtay 2sano iyo bar ilaa hadana Malin waliba waan u xissa wana tabaa, waana u duceeya mar waliba, runtii aad ey u xuun badantahy markeysan hooyada garabkga aysan jogin, waxey aheyd shaqsiga kaliya ee marki niyad jab dareemo aad ii dhiirgaliyaga, waxaey aheyd shaqsiga kaliya markii ilmeynyo ilinta ika tira mac isiiya hadana isasaba, marwalbana waa qof kaliya waxaa aan u bahanahy inta aan oran isiiya, waxay aheyd hadiii aan qaldanahy qofka isaxa ee iwaniya wadada toosana igu haga. Marna Ma ilawi karo hadalidii ay idhi jirtay wana kuwa ila maanta marki dib u xasuuta ii dhiira galinya ilaa heer aan nafteyda ku irahada dadaalkii iyo tacbkii hoyada marna ha qasaaran, waxaan kamid ahaa hadaalada aan marnba qalbikey ka go'an "Hooyo wax ii baro Dabkaas ama jikada iyo kuleelkeda ana galayo oo waxa aad rabto ana fadhigaaga kuku keenyo kaliya wax ii baro koob siijedana ha ii soojedin" hadalka...